Muuse Biixi Oo Booqday Aasaarta Qadiimiga Ah Ee Laas-Geel (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqday goobta Aasaarta qadiimiga ahi ku duugan tahay ee Laasgeel, waxana uu soo indho-indheeyey xaaladda ay sugan tahay goobta taariikhiga ah ee dalxiiska loo tagaa. Madaxweynaha oo ay weheliyaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, madax-da dhaqanka, siyaasiyiin, maamulka gobolka Maroodi-jeex iyo ka degmada Laas-geel, ayaa gelinkii dambe ee shalay … Continue reading Muuse Biixi Oo Booqday Aasaarta Qadiimiga Ah Ee Laas-Geel (Daawo Sawirada)